Galib Malik Ramathan

Current Address:


1626 Weston Road Unit B1 Toronto, Ontario, M9N 1T9, Canada
Tel: (416) 901-1168
Fax (647) 349-1160



Banking Info:


Bank of Montreal 1939 Weston Road Toronto, Ontario, M9N 1W8, Canada Bank Account # 3970-163 Transit # 04102 Institution # 001 Swift code BOFMCAM2 1939 Weston Road Toronto, Ontario, M9N 1W8, Canada

Assalaamu Calaykum Waraxmatullaahi Wabarakaatu

Walaalayaal Magacayga waxaa la yiraahdaa Galib Ramathan. Waxaan ku dhashay magaalada Muqdisho, Soomaaliya bishii Janaayo 1st sanadkii 1981kii. Aniga runtii waa dhibaatees nahay marka horeeso Aniga waa jiran nahay. Waxaa qaataa daawooyin oo loo cuno cudur oo loo yaqaano chronic Schizophrenia; mashaqeesankaro wax na mabarankaro. Waxaa ku jiraday dagaalkii sokeeye ee Soomaaliya. Waxaa ku qaaday shoog sanadkii 1991kii. Waxaa jiran nahay ilaa muddo 23 sano ilaa sanadkii 1991kii maanta caafimaadkay ma fiicna. Hadda Aniga waxaa ku noolahay Magaalada Toronto ee dalka Kanada muddo 20 sano ilaa sanadkii 1994kii keligay dad ehel iima joogaan. Dadkay waxee joogaan Magaalada Dar-Es Salaam, ee dalka Tanzaniya. Muddo hadda laga joogo 20 sano ka hor waxaa joogi jiray Magaalada Dar-Es Salaam, ee dalka Tanzaniya, Waagii aa joogi jiray Tanzaniga weligay noloshay daawo macunin cudur iyo daawo la igama horeerin wadankaan, Kanada maxaa yeelay waxaa ku badan cuduro oo saddex u kala baxo oo loo yaqaano Stress iyo frustration iyo depression. Waxaa keenaayo qurbaha. Waagii aa joogi jiray Afrika weligay daawo macunin noloshay maxaa yeelay Afrika Stress iyo frustration iyo depression malaha. Afrika waxaa taalo nolool raaxo iyo caafimaad. Reerkay waxee jecel yihiin Afrika Magaalada Dar-Es Salaam, Tanzaniya. Tanzaniya wax yaalo badan ayee ku fiican tahay waxaa ka mid ah. Dadka ku nool Tanzaniya waa dad masaakiin waxba maheestaan hadana waxee qabaan caafimaad iyo imaan kooda. Waxeena ku nool yihiin nolool raaxo. Mar walba wee iska faraxsan yihiin waxee ka wal walaayaan malaha. Anaga wee naga fiican yihiin 100% weligeen magaareyno. Waxee qabaan caafimaad maxaa yeelay cunto fresh ayee cunaan. Dadka ku nool Tanzaniya badan waa dad Muslin ah. Tanzaniya nabad-gelyada aad iyo aadbee u wanaagsan tahay qof kula hadlaayo majiro. Dadka madooga oo Tanzaniya u dhashay waa dad aad iyo aad u wanaagsan. Aniga waxaa Tanzaniya ugu guuraayo ma aha caafimaad keliya wax yaalo badan ayaa ku jeclahay dalka Tanzaniya. Waxaa rabaa reerkey in aa u dhawaado oo wax la qabsado. Aniga hadda waxaa go’aansaday in aa u guuro Magaalada Dar-Es Salaam, Tanzaniya bisha- Diseembar 31, sanadka 2018 ka insha- Allaah. Saas daraadeed. Lacag oo igu filan oo wax ku qabsado maheesto. Aniga waxaan ahay wiil miskiin ilaahay oo u baahan idinka iyo ilaahay. Hadda aniga waxaa u baahan nahay gargaar deg deg ah. Qof walba oo walaalkay ah waxaa weydiisanayaa caawinaad meel walba oo dunida joogo. Waxaa ii awoodid waxaa ii soo dirtaa cheque oo magacayga ku qoran yahay waxaana igu soo dirtaa cinwaanka oo ku qoran waraaqdaan dusheeda ama waxaa igu soo dirtaa Xawaaladda Dahabshiil. Maanta nolool kuma heesto wadankaan qurbaha. Waxaa rabaa nolosha aa hadda ku jiro in aa ka baxo oo nolool ka wanaagsan in aa gaaro oo reer yeesho markaa gaaro Magaalada Dar-Es Salaam, Tanzaniya. Tanzaniya diriiq walba waxaa ku yaalo Masaajid shan salaadood waa makhleesaa maasha-Allaah, Haddaa soo xasuusto noloshii aa ku noolaa Tanzaniya iyo maanta mararka qaarkood waa iska ooyaa. Wax macuni karo mana-seexan karo. Marka walaalayaal meel walba oo dunida joogtaan waa la isku baahan yahay. ilaahay wuxuu yidhi isku naxariista meel walba oo dunida joogtaan ha-idin naxariistee? Qofkii Muslin u miciino muraadkiis wuu helaa maslaxada aa suubsatit adduunka ayaa aakhiro ku meel martaa waxaana gacantaa midig ka dhiibatit aakhiro miisaanka ayaa lagu kabaa? Haddaa su’aal qabtit ila soo xariir sida ugu dhakhsaha badan. Aad iyo aadbaa u mahadsantahay. Waxaana kuu rajeynayaa kheyr Jazaakallaahu Khayran